Blog Archives

Daawo : “ Qalbi-dhagax Waanu Casuumaynaa, Ra’isal Wasaaraha Ethopia Waan Bogaadinayaa .. Waan ka xumahay In Madaxweynaha Kilka Shanaad uu yidhi Xasuuqa Dadkayga Waa la igu khasbaayey.. Maye kuwii hadaba Cumaamadaha Sitay Ee Ii Jawaabayey markaan Sheegaayey arintan” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe

Daawo : “ Qalbi-dhagax Waanu Casuumaynaa, Ra’isal Wasaaraha Ethopia Waan Bogaadinayaa .. Waan ka xumahay In Madaxweynaha Kilka Shanaad uu yidhi Xasuuqa Dadkayga

Gudaha Ka Eeg :Guddidi Dhismaha Waddada-Cad Oo Loo Doortay Gudoomiye Cusub .

Waxaa manta oo bishu tahay 11.07.2018, xilka Gudoomiyaha Guddida Dhismaha Waddada-cad loo Doortay  Eng. Cabdirisaq Muxumed Faarax (Wiiwa) . Waxaana xilkaasi si wada

Daawo :Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Shaaciyay Qodobo Dhawr Ah Oo Ku Aaddan Hawlaha Nabadaynta Colaadda Ceel Afwayn .

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxman C.laahi saylici oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin  ayaa halkaasi ka shaaciyay qodobo dhawr ah

Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Gaadhay Ceel-Afwayn, Si Uu Uga Qeyb Qaato Dadaallada Lagu Daminayo Cooladda Ceel-Afwayn .

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaaa saaka soo gaadhay Deegaanka Ceel Af-wayn Ee Gobolka Sanaag . Waxaanu Gudoomiyuhu qeyb ka noqonaya

Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb Galay Shirkii Sannadlaha Ahaa Ee Ay Ku Bahoobeen Xisbiyada Socialist International + Sawiro

Waxa Maanta magaalada Geneva ee Dalka Switzerland ka Furmay Shirkii Sannad laha ah ee ay ku Bohoobeen Xisbiyada Socialist International. Waxaana ka qayb galay

Daawo :“Haddi Oday Cirroole Ah, Oo Cumaamadii Sidaa, Uu Laba Codleeyo, Cid Miyuu Xukumaya, Soo Cawdu Uma Go’in ..,” Suldaan Cawil Fiiqle

“Haddi Oday Cirroole Ah, Oo Cumaamadii Sidaa, Uu Laba Codleeyo, Cid Miyuu Xukumaya, Soo Cawdu Uma Go’in ..,” Suldaan Cawil Fiiqle    

Gudaha Ka Eeg :Xukuumadda Somaliland Oo Jawaabtay Dagaalka Uu Cabdiweli Gaas Kaga Dhawaaqay Garoowe .

Wasiirka  wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland,  ahna afhayeenka xukuumadda Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa si adag uga jawaab adag ka bixiyey dhawaaqa

Gudaha Ka Eeg :Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Qaraxii Ka Dhacay Itoobiya

Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay isu soo bixii shacbiga ee lagu qabtay  fagaaraha Meskel Square

Gudaha Ka Daawo :Caawi Walaalkaaga Muslimka Ah Ee Axmed Muuse Dubad Oo Araga Naafo Ka Ah, Sidoo Kalena Ku Nool Xaaladad-Nololeed Oo Aad U Adag .

Caawi Walaalkaaga Muslimka Ah Ee  Axmed Muuse Dubad Oo Araga Naafo Ka Ah, Sidoo Kalena Ku Nool Xaaladad-Nololeed Oo Aad U Adag .

Gudaha Ka Eeg : Roobab Dabaylo Xoogan Watta Oo Caawa Ka Da’ay Deegaanka Aw Barkhadle Iyo Khasaaraha Ka Dhashay .

Waxaa caawa Deegaanka Aw Barkhadle Ee Bariga Magaalada Hargaysa ka da’ay roob watta dabaylo xooggan . Waxaanay Roobabkaasi duufaanta wataa ay galaafteen oo