Anigu Aadan Siiro Kursiga U Baneyn maayo-Marka Aan Ku Daalo Waan Banaynayaa-Gud Saleebaan..

(Toggaherer)-Anigu Aadan Siiro Kursiga U Baneyn maayo-Marka Aan Ku Daalo Waan Banaynayaa-Gud Saleebaan..

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo maanta xafiiskiisa ugu waramaayey warbaahinta ayaa meesha ka saaray hadalo ka soo yeeshay gudoomiyaha xisbiga wadani oo ahaa in aadan siiro uu Gudoomiye saleebaan kursiga u baneeyo ,arrintaaso oo uu Gudoomiye saleebaan si weyn uga biyo diiday ,halka uu arrinta Buur madowna..

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso