Daawo -Wareysi-Deegaanka Saraar Waxaa Ka Socota Xaalufin Ba -an ,Ha UGurmadaan..-Xil Sahal iidle

(Toggaherer)-Daawo -Wareysi-Deegaanka Saraar Waxaa Ka Socota Xaalufin Ba -an ,Ha UGurmadaan..-Xil Sahal iidle dirir..

Daawo-wareysigaasi:Xildhibaan sahal iidle dirir oo xarunta barlamaanka Somaliland ugu waramaaeyey shabakadani caan baxday EeĀ  Toggaherer ayaa si kulul uga hadlay xaalufin balaadhan oo imika ka socota Gobolka Sarar,waxaanu xildhibaanku baaq wado jir ah udiray masuuliyiinta wasaarada deegaanka iyo masuuliyiinta gobolkaasi in ay ka howlgalaan howshaasi xaalufinta iyo nabaad guurinta ah oo ay dhuxulaysato waxmo garato ahi ay ka wadaan deegaankaasi.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso