Daawo-Ma jiraan Hay – addo Dalka Somaliland Imika Ka Baxaya,Waxaana Muhiim Ah- Wasiir Sacad Cali Shire..

(Toggaherer)-Ma jiraan Hay – addo Dalka Somaliland Imika Ka Baxaya,Waxaana Muhiim Ah- Wasiir Sacad Cali Shire..

Wasiirka wasaarada arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane-sacad cali shire ayaa warbaahinta uga warbixiyey kulan uu maanta xarunta baarlamaanka Somaliland uu kula qaatay Guddida siyaasada Arrimaha dibada Ee Golaha Guurtida Somaliland.

Daawo:Waana Kan wasiirka arrimaha dibada oo faahfaahin ka bixinaya kulankoodaasi waxa uu daaranaa..

Advertisement

Ku Xayeysiiso