Muuqaal Shabeel iyo Libaaxyo weeraray Faras lagu waday in ay Bandhig wada qabtaan !!!!

Bandhig loo diyaarinayay in lagu qabto gobolka Hebei ee dalka Shiinaha ayaa waxaa soo weeraray shabeel iyo libaax inta lagu jiro tababar bandhiga ka hor Nasiib wanaag faras wuu badbaadey se waxa soo gaadhay dhaawacyo fudud.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso