Wareysi-Madaxa farsamada Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Safiya C/laahi Ibrahim Ayaa ka Warbixisay Aqoonteeda Waayo Aragnimo Ee Ay Uleedahay Ciyaaraha fudud Ee Dalka.

Hargeysa(ToggahererNews)-Wareysi-Madaxa farsamada Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Safiya C/laahi Ibrahim Ayaa ka Warbixisay Aqoonteeda Waayo Aragnimo Ee Ay Uleedahay Ciyaaraha fudud Ee Dalka.

-Madaxa farsamada xidhiidhka ciyaaraha fudud Ee somaliland safiya c/laahi ibrahim ayaanu wareysi kala yeelanay aqoonta durugsan ee ay u leedahay ciyarahafudud eeĀ  kala duwanwadanka, wareysigaasi waxaa inoo daadihinaya Mr-Ayuubi.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso