Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horu-marinta Caafimaadka Somaliland iyo Maamulka Gobolka Gabiley ayaa xadhiga ka jaray Cisbitaal Cusub oo laga hirgaliyay magaalada Gabiley.

|