Dawlada Somaliya, ayaa diiday codsi kayimid Itoobiya oo ahaa in wada hadal lagala furo Dekeda Saylac

Dawlada Somaliya, ayaa diiday codsi kayimid Itoobiya oo ahaa in wada hadal lagala furo Dekeda Saylac.

 

Somaliya waxay sheegtay in cidna aanay wada hadal kala furaynin dhulkeeda, Badeeda, iyo Hawadeeda midna sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaarada Arimaha Dibada Somaliya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso