Abwaan Nageeye Cali Khaliif iyo anigu waxa aannu markii ugu horaysay ku kulannay magaalada Muqdisho sannadkii 2017,Waxa aanu halkaa ku wada qaadannay Waqti aanu ku wada sheekaysanno .

Abwaan Nageeye Cali Khaliif iyo anigu waxa aannu markii ugu horaysay ku kulannay magaalada Muqdisho sannadkii 2017,Waxa aanu halkaa ku wada qaadannay Waqti aanu ku wada sheekaysanno .

Waxa aan ku arkay baraha bulshada warar sheegaya in Nageeye guuray,sidoo kale waxa aan ku arkay barahaa dhigane loo tiirinayo isaga oo la yidhaahdo “Dibadwareeg”

 

dad baa leh: “Coldoon baa ku xiga oo isaguna guuraya sidii uu Nageeye u guuray”

Isla dadkaasi waxa ay hore u yidhaahdeen aniga oo xidhan : “marka uu Coldoon soo boxo Aadan sunne ayuu ka dabatagayaa”

Balaaba Haddii uu qof kale oo saddexaad berri guuro na waxa ay odhanayaa : “Coldoon baa jidka ku sii/soo jira”

ma ogi waxa ay iila caashaqeen in aan guuro.

Advertisement

Ku Xayeysiiso