“Reer Hargeysoow haddii aan Han yeesho waan idiin sheegayaa oo Mas’uuliyadiina halkaa ayaan idiin dhigayaa

“Reer Hargeysoow haddii aan Han yeesho waan idiin sheegayaa oo Mas’uuliyadiina halkaa ayaan idiin dhigayaa oo Siyaasad idinkaga mashquuli maayo. Waxaad idinkoo midaysan ii doorateen in aan Hargaysa ka shaqeeyo waanan wadaa ee Siyaasad haylasoo doonanina” Maayir Mooge oo caawa Hargeysa ka hadlay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso