Madaxweyne Biixi, ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Burco ee gobolka Togdheer

Madaxweyne Biixi, ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Burco ee gobolka Togdheer

Biixi, ayaa ka qayb-galaya shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo ka dhacaya magaaladaasi.

 

Muuse Biixi, ayaa Burco ka soo laaban doona isagoo mar labaad musharrax ah u ah xisbiga Kulmiye.

Advertisement

Ku Xayeysiiso