Madaxwayne Biixi, waxa uu sheegay in markii la furay ururrada ay bilaabantay xaalada Laascaanood markii uu digreetada kusoo saaray jadwalka Doorashadana ay bilaabantay Xaalada Gacan-Libaax.

Madaxwayne Biixi, ayaa sheegay in Daraasad ay u baahantay xidhiidhka ka dhexeeya doorashada Ururrada iyo xaalladaha Laascaanood iyo Gacan-Libaax.

Madaxwayne Biixi, waxa uu sheegay in markii la furay ururrada ay bilaabantay xaalada Laascaanood markii uu digreetada kusoo saaray jadwalka Doorashadana ay bilaabantay Xaalada Gacan-Libaax.

Advertisement

Ku Xayeysiiso