Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Sareeye Gaas #Maxamed_Aadan_Saqadhi oo ku maqnaa safar dibada ah,ayaa dalka dib ugu Soo laabtay .

Taliyaha waxa Garoonka Diyaaradaha Cigaal Airport ku soo dhaweeyay Taliye ku xigeenka kowaad Ciidanka Booliska JSL, ku xigeenka labaad, Hoggamadda iyo Saraakiil Kale oo ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland.
