Wasiir Toorno ayaa su’aashan waydiiyay reer Sallaxley

Wasiir Toorno ayaa su’aashan waydiiyay reer Sallaxley:-

 

“Imika hadii ilaahay inaguma salidee, inamo hubaysan oo isku beel ah ay halkan kasoo galaan oo ina laayaan lama odhanayo waa gacan ku dhiigle ee waxa la odhanayaa nabada ayaa khal khal galaysee yaan loo tegin.

 

Yaa u tagaya waayee hadii ciidamadii loo diidan yahay?”

Advertisement

Ku Xayeysiiso