Roob ka da’ay habeenadii ina dhhfey Degmada Balli-mataan oo dumayey dayrkii Boarding-ka Degmadaasi,

Guddoomiyaha Degmada Balli-mataan Axmed Naasir Maxamed Daahir ayaa sheegay in 76 meter oo kamid ah Dayrka Boarding-ka Degmada Balli-mataan ee gobolka Maroodijeex dhankiisa Waqooyi uu dumiyay roob habeenidii ina dhaafey ka da’ay Degmadaasi,


Roobkaas ayaan wax khasaare oo kale ah gaysan marka laga reebo guri ku yaala Degmada oo jiingada uu ka qaaday.

Advertisement

Ku Xayeysiiso