Magaalada Boorama saaka waxa ka dhacay bannaan-bax ay dhigayaan dad shacab ah oo gadoodsan.

Magaalada Boorama saaka waxa ka dhacay bannaan-bax ay dhigayaan dad shacab ah oo gadoodsan.
Dadka ayaa ku baaqaya in toogashada lagu fuliyo Askari dhawaan ku dilay deegaanka Lawyacaddo taliye Khadar Maxamed Caynaanshe (Xabeeb).

Ciidamada ayaa rasaas ridaya si ay dadka u kala ka xeeyaan.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland ayaa shalay dil toogasho ah ku xukuntay Askariga taliyaha dilay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso