Madaxweynaha Biixi ayaa sheegay in aanay jirin dacwad iyo khilaaf ka dhashay Qandaraaskii Suuqa Waaheen ee la siiyay shirkadda laga leeyahay dalka Eswatini

Madaxweynaha Biixi ayaa sheegay in aanay jirin dacwad iyo khilaaf ka dhashay Qandaraaskii Suuqa Waaheen ee la siiyay shirkadda laga leeyahay dalka Eswatini.

“Way jiraan qof iyo laba si cadheysan uga hadlay (qandaraaskii suuqa WAAHEEN), laakiin dacwad rasmi ah oo kasoo noqotay iyo khilaaf ka yimid midna ma jirin, qof cadheysan ama mediaha ka caytameyna dee waxba kasoo qaadi maayo, hadduu qalad jiro dacwad rasmi ah ayaa la qoraa oo dib baa loo eegaa hadday qaldamaan waa la sixi lahaa” ayuu yidhi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso