Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in shalay wafdi ka socda hay’addaha Laanqayrta cas iyo bisha cas ay booqdeen maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa kuwaas oo lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in shalay wafdi ka socda hay’addaha Laanqayrta cas iyo bisha cas ay booqdeen maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa kuwaas oo lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood.

Wasaaradda Caddaaladda Somaliland ayaa sheegtay in maxaabiistaasi loola dhaqmay si wanaagsan islamarkaana loo dhammaystiray dhammaan waxyaabaha uu u baahan yahay qofka maxbuuska ahi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso