“Madaxweyne waad wadi kari waydaye yaanay kugu dul dumin ee dalka doorasho ka qabo , hogaamin malihid rakaabkaaguna wuu xunyahay

“Madaxweyne waad wadi kari waydaye yaanay kugu dul dumin ee dalka doorasho ka qabo , hogaamin malihid rakaabkaaguna wuu xunyahay , Geel kiis miidhan baad soo urursatay”.

“ Waar dawladii hadii dalkii u tudhi weyday shicibka haloo tudho baan leeyahay, Inamada reerka laga magacaabayna ee bawdyaha isla dhacaya ee baqanayana waxaan leeyahay Muuse waa bili aadan oo Siyaad Barreba laga nool , Nimanyo dadkiina u shaqeeya meesha haku ceeboobine hadii kale xilka iskaga dega “.

Xil. Khadar Guun

Advertisement

Ku Xayeysiiso