Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa

Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.

Dr Bayle, oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso