Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Axmed Karaash ayaa Garoowe kula kulmay Qaar kamid ah Isimadda Dhaqanka ee Gobolka Sool.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Axmed Karaash ayaa Garoowe kula kulmay Qaar kamid ah Isimadda Dhaqanka ee Gobolka Sool.

Axmed Karaash ayaa qoraal kooban oo uu kasoo saaray kulanka dhexmaray isimadda ku sheegay inuu kala hadlay xaalada Magaalada Laascaanood.

Advertisement

Ku Xayeysiiso