Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa kulan casuumad ah Laascaanood ugu sameeyay Isimada Dhaqanka ee Laascaanood ku sugan

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa kulan casuumad ah Laascaanood ugu sameeyay Isimada Dhaqanka ee Laascaanood ku sugan.

Inta badan madaxda Dhaqanka ee Beelaha Deegaankaasi ayaa ku sugan iyagoo qaar kalena la filaayo in ay dhawaan yimaadaan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso