Gudoomiyaha golaha wakilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool

Gudoomiyaha golaha wakilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool halkaasi oo ay uga bilaabmeen kulamo uu la qaadanayo masuuliyiinta xukuumada ka jooga Laascaanood , saraakiisha ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Sool.

Advertisement

Ku Xayeysiiso