Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayaan maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindisa Sharciyeedka Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliyeed oo ay soo gudbisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayaan maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindisa Sharciyeedka Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliyeed oo ay soo gudbisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS.

Sharciga Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliyeed ayaa muhiim u ah dadaallada Wasaaradda ee ku aaddan sidii loo dhiiragelin lahaa islamarkaasna loo soo jiidan lahaa maalgashiyadda shisheeye ee wax ku oolka u ah dalkeena Soomaaliya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso