Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Hawassa ee dalka Ethiopia,

Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Hawassa ee dalka Ethiopia, waftiga ayaa la kulmay Duqa Magaalada Hawassa iyo Madaxda kale ee Gobolka Sidama Regional iyaga oo ku sugan Caasimadda Hawassa.

Safarkan oo ujeedkiisu yahay sidii ay labada Caasimadood u yeelan lahaayeen xidhiidh saaxiibtinimo oo qoto-dheer iyo mid wada shaqayneed oo lagu mataanaynayo Hargeysa iyo Hawassa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso