DAAWO VIDOEO: Siyaasiyiin reer UCID ah oo is Guursaday iyo Saraakiishii Xisbiga oo Xaflad Qaran Isugu Meheriyey

DAAWO VIDOEO: Lamaane ka tirsan Xisbiga UCID oo nolosha ku midoobay iyo madaxda Xisbiga oo Meherkii Qarniga u Sameeye

 

“Afartayada Golaha Deegaanka ee madashan fadhina oo aniga iyo Mayor ku xigeenkaygu ku jirno UCID ba na soo saaray oon ka soo baxay oo nalagu soo doortay ….. Labada aynu u fadhino madashan ee is doortayna wa UCID oo is doortay oo nolosha ku midoobay …… Markaa waxaan idin leeyahay UCID weeye doorkaniye , Kursiga Madaxwayne wa inaynu UCID ku soo dhawaynaa oo dooranaa..”

Sidaa wax yidhi Mayorka Burco #Abdirizak_Hero oo ka hadlaayay madashii meherka #Abdiqani iyo #Hodan oo kala Gudomiyaha UCID ee Togdheer iyo Gudomiyaha Garabka Haweenka

Advertisement

Ku Xayeysiiso