Cabdillaahi-Dahab (Ex Daamur) oo Waraysi aan waxba la Hadhin bixiyey “40ka inan Ee WADDANI Mushaharka ka Qaata ayaa….”

Cabdillaahi-Dahab (Ex Daamur) oo Waraysi aan waxba la Hadhin Kaga Deyriyey hoggaanka Waddan

“40ka inan Ee WADDANI Mushaharka ka Qaata ayaa Galinka hore & ka dembeba la kala Hayaa”

“Xisbiga Waddani waxaa Xilal ka haya dad aan waxba ka xishoon oo dadka caaya oo qabaa’ilka caaya oo madaxda Xisbiyada Caaya oo Madaxda Qaranka Caya oo masuuliyinta Dawlada Caaya oo markay doonaana Calanka Somaliya iyo ka Waddani wada Qaata”

Siyaasi Cabdilaahi Dahab

“Xisbiga Waddani ma dhisna, Xaruntaa Hargaysa Oo kaliya Ayaa Dhisan, Xaruntaana 40 inan oo mushahar qaata ayaa ka shaqeeya, maalin kastana Galinka hore iyo kadanbeba waa la kala hayaa markaa Cirro ma guulaysanayo Muuse Biixi ayaana Soo Noqonaya”

Siyaasi Cabdilaahi Dahab.

Advertisement

Ku Xayeysiiso