DAAWO Madaxweyne Biixi oo soo celiyey Wasiir uu 48 Saac Kahor Caydhiyey &  u ekaanshaha Xil-ka-xayuubintii 1994 Ee Cigaal

Madaxweyne Biixi oo Dib U Magacaabay Wasiir uu 48 Saac Ka hor Eryay & Milicsiga Xilkaqaadistii Marxuum Cigaal

Caydhintii Shalay & Cugashadii Maanta Ee  Madaxweyne Muuse Ma u ekaan kartaa Xilka-qaadistii  1994kii uu Marxuum Cigaal  ku Sameeyey Muuse Biixi (oo Wasiirka Daakhiliga ahaa) oo uu  maalmo gudahood dib ugu magacaabay haddana ku caydhiyey

Advertisement

Ku Xayeysiiso