“Berigii ay Heestani Soo Baxday Ayaa BILE RAFLE….” Fanaannadda Tiriig Xaashi & Ka sheekaysay Xidhiidhka ka Dhexeeya Heesta Doonidii Jacaylka & Badhasaabkii Kacaanka ee Hargeysa

Fanaannadda Tiriig Xaashi & Ka sheekaysay Xidhiidhka ka Dhexeeya Heesta Doonidii Jacaylka & Badhasaabkii Kacaanka ee Hargeysa BILE RAFLE

“Berigii ay Heestani Soo Baxday Ayaa BILE RAFLE wuxuu sameeyay Biyo-xidheen, annaguna….”

Fanaannadda Tiriig Xaashi & Ka sheekaysay Xidhiidhka ka Dhexeeya Heesta Doonidii Jacaylka & Badhasaabkii Kacaanka ee Hargeysa BILE RAFLE

“Riwaayaddaas waxa ku jirtay heesta aan kusoo baxay oo berigaas ay socotay magaalladoo dhan qabsatay, dabadeed BILE RAFLE Ayaa wuxuu biyo-xidheen ka sameeyey (deegaanka) GEED XAABEEYA, kadib Laash yar baa nala saaray annaguna waanu ka dul heesaynay uun” Fanaannada Tiriig Xaashi iyo qisada heestii ay kusoo caan baxday ee Doonidii Jacaylka iyo xilligii ay soo baxday  riwaayadii ay ku jirtay ee Alla haw naxariistee abwaan Cabdk Cali Weyd curiyey ee Nin qasbaaya Jacayl ma loo quudhi karaa….
DAAWO xogwarranka fannaannada Tiriig Xaashi Kaahin oo uu Weriye  Mubaarik Cabdi Yuusuf waraysigan ka qaaday muddo dhawr sanno ah horteed

Advertisement

Ku Xayeysiiso