“Xilligii Halganka Waxan Ahaa Qoladii Sucuudiga Lacagta Ka Soo Diri jirteye Aan Meelna Halganka lagag xusin” Siciis Sulub

“Xilligii Halganka Waxan Ahaa Qoladii Sucuudiga Lacagta Ka Soo Diri jirteye Aan Meelna Halganka lagag xusin” Wasiir Siciis Sulub

“Halkeed Xilligii Halganka Joogtay ayaa Dadku I Weydiiyaan, (Aniguna waxan ugu jawaabaa) Waxaan Xilligaas Joogay Sucuudiga oo Waxaan ahaa Qoladii Lacagta Soo Diri jirteye Aan Meelna Halganka lagag xusin”.

“Halgankii ma dhamaan ee waa laysku nasanayaa oo qoladii aynu dirirnay way inoo nasanaayaan ee weli inama deyn ilaa layna Ictoraafayo”.

Wasiir Siciid Sulub.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso