MASUUL olole ugu jira Xilka Guddoomiyihii Komishanka Doorashoyinka Gobolka Sool+Dareennada ku xeeran

MASUUL olole ugu jira Xilka Guddoomiyihii Komishanka Doorashoyinka Gobolka Sool

Sheekh Abshir Aadan Maxamuud oo ka mid ah bulshada reer Somaliland gaar ahaan gobollada bari ee dalka ayaanla weriyey inuu olole xoogan ugu jiro xilka gudoomiyihii guddida doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ee gobolka Sool Marxuum Cabdilaahi Laba go’le oo toddobaadkii hore ay Dabley Hubaysan Ku dileen magaalada Laascaanood eeĀ gobolka sool.
arrintan ayaa hadal hayn badan dhalisay iyadoo laga yaaban yahay sababta keentay ololihiisa, taasoo tuhun badan dhalisay

Advertisement

Ku Xayeysiiso