Wasiir Fashiliyey Dabinno Qarsoon Oo Ay Dawladdu La Maagan tahay Shirgudoonka “….Waanu Ogolnahay Maxsuulkii haddu sidan Noqday, Laakiin…”

DAAWO Wasiir Fashiliyey Dabinno Qarsoon Oo Ay Dawladdu La Maagan tahay Shirgudoonka Golaha Wakiilada

Wasiirkan oo ka soo jeeda Beesha guddoomiyaha cusub ee golaha wakiillada, kana mid ah wasiirrada ugu afka dheer dawladda Kulmiue waxa uu wacad ku maray in xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ay ka dabategayso guushii mucaaridku ka gaadhay doorashadii shirgudoonka golaha wakiillada

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso