“Siilaanyo ayaa 80 cod lagaga helay, Faysal baa 3 jeer tartamay oo waayay, Cirro ayaa kursi madaxweyne waayay, dee annaguna….”

“Siilaanyo ayaa 80 cod lagaga helay, Faysal baa 3 jeer tartamay oo waayay, Cirro ayaa kursi madaxweyne waayay, dee annaguna….”

“Siilaanyo ayaa kursi madaxweyne 80 cod oo keliya lagaga helay oo waayay, Faysal Cali Waraabe ayaa jeer madaxweyne u tartamay oo waayay, Cirro ayaa  kursi madaxweyne u tartamay oo wuu waaya….dee annaguna haddaanu tartanay oo nalaga helay, waanu hannaynaynaa…”. Xil. Qodax

Runtii xeerarkeen qabyo badan baa ka jirta oo aan kala cadaynayn marka marxalladaha tartanka oo kale uu jiro, khaasatan kii ugu dembeeyey(doorashadii shirgudoonka) oo xeer hoosaadka golaha wakiilladu wuxuu qeexayay oo cad muu jirine meel badan baa madmadow ku jiray….waxaan rajaynayaa in Fadhiga koowaad ee goluhu uu dib u eegis iyo sixitaan ku sameeyo xeer hoosaadka golaha wakiillada”

Advertisement

Ku Xayeysiiso