DAAWO Waraysi Su’aalo Kulul oo Cabdisalaan Hereri La yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha wakiillada+Muxuu ka yidhi inuu ka tirsanaan jiray XAGJIRKA

DAAWO Waraysi Su’aalo Kulul Huwan oo Cabdisalaan Hereri Uu Hargeysa kaga qaaday Guddoomiyaha Cusub ee Golaha wakiillada

Waxaan maanta waraysi dhinacyo badan taabanaya uu Cabdisalaan Hereri la yeeshay gudoomiyaha cusub ee loo doortay baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Waxyaabaha uu ka jawaabi doono waxaa ka mid ah loollankii adkaa ee ay dawlada iyo mucaaradku u galeen gudoonka baarlamaanka, xidhiidhka aan hore u wanaagsanayn ee u dhexeeya isaga iyo madaxwaynaha iyo eedaymaha loo soo jeedinayay intii uu ololahu socday ee ku saabsan  inuu ka tirsanaan jiray ururada xag-jirka ah.

Hordhaca waraysigaas oo lagu baahiyey bogga xidhiidhka bulshada ee Universal TV habeenka jimcaha ee sabtidu soo gelayso ayaa isaga oo dhamays ah la daawan doonaa

Advertisement

Ku Xayeysiiso