Daawo: “Anigu arintaa ducada ee Xildhibaan Barkhad sheegay maan joogin meshaba culimadana in laga been sheegaa ma fiicna .. Labada Nin ee tartamaaya midna wanaagiisa waan maqlay midna waan arkay. Cabdirisaaq Khaliif Waan maqlay wanaagiisa .. Faratoona waan arkay oon ogahay in uu yahay nin qiimo leh oon wada shaqaynay”

Daawo: “Anigu arintaa ducada ee Xildhibaan Barkhad sheegay maan joogin meshaba culimadana in laga been sheegaa ma fiicna .. Labada Nin ee tartamaaya midna wanaagiisa waan maqlay midna waan arkay. Cabdirisaaq Khaliif Waan maqlay wanaagiisa .. Faratoona waan arkay oon ogahay in uu yahay nin qiimo leh oon wada shaqaynay waa Yasiin Faratoone ilaa shirkii Boorame ilaa hawlada wadanka laga qabanaayey nin aanu wada shaqaynay weeyaan” Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar


Advertisement

Ku Xayeysiiso