Daawo: ” Garaadku Wuxuu Nasiib Yeeshay in Hooyadii & Abtiyaashiiba Xafladiisa Caleemosaarka Joogaan Ee Dhubahantoow ha u baqina waanu idinla dhisaynaaye” Suldaan Cadagude

Daawo: ” Meesha Ab iyo Abti waa la isugu yimid lakiin in aan sheego ayaan doonayaa Garaadka waxaa dhashay Inan bahar yoonis ah oo Reer Xuseen ah waxaanuu nasiib u yeeshay iyo Hooyadii iyo Abtiyaashiiba xafladiisa joogaan.. Markaa Dhubahantaw ha u baqina waanu idinla dhisaynaaye” Suldaan Cadagude

Advertisement

Ku Xayeysiiso