Degdeg: Waxaa Hadeer La Caleemo Saaray Suldaanka Badali Doona AHN Sul Maxamed Sul Cabdi Qaadir Kaas oo loo Caleemo Saaray Wiilkiisii Daauud Oo Noqonaya Sul Daaud Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir.

Degdeg: Waxaa Hadeer La Caleemo Saaray Suldaanka Badali Doona AHN Sul Maxamed Sul Cabdi Qaadir Kaas oo loo Caleemo Saaray Wiilkiisii Daauud Oo Noqonaya Sul Daaud Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir.


AHN waxaa Hadeer Lagu Aasay Xabaalaha Sulaadiinta ee Ku taala Ka soo Horjeedka Tiyaararka Hargaysa Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi qaadir Sul Cabdilaahi oo Ay ku aasnaayeen Awowgii , aabihii iyo adeerkiiba.

Shir balaadhan oo xalay ay yeesheen Cuqaasha Beesha Cidagale ayaa waxa ay isku soo raaceen sidii dhaqanka ahayd ee ahayd in La caleemo saaro Wiilka uu dhalay Suldaan Maxamed Ee Sul Daauud ah .

Hadaanu nahay Bahda Togaherer Waxaanu leenahay ilaahay ha kugu asturo Xilkaa balaadhan ee laguu caleemo saaray.

Advertisement

Ku Xayeysiiso