Wardegdeg ah: Gulaha Duqaytida Somaliland oo u Mudeeyey In doorashadu qabsoonto 31.May.2021.

Golaha Guuridda Somaliland oo Mudeeyay Maalinta Doorshada ee Golayaasha Wakiiladda Iyo Deegaanka, Waxa ayna ku Mudeyeen Xiligii ay hore Gudiga Doorashooyinku uu soo jeediyeen 31-05-2021

Advertisement

Ku Xayeysiiso