Kulan lagaga Arinsanayo Qabsoomida Dabaaldega xuska 27 guuradii ee maalinta ciidanka qaranka oo Qabsoomay.

Waxa saaka qabsoomay shir looga arinsanayo qabanqaabada dabbaaldegga 18-ka May ee 2021. Taariikhdani waxa ay ku beegantahay sannadguuradii 30-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland ka baxday midnimadii ay la gashay Soomaaliya 1960-gii.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso