LAASCAANOOD: Dablay Caawa Toogatay Guddoomoye ku Xogeenkii Maxakamadda Gobolka Oo Sii Carraabayay

LAASCAANOOD: Dablay Caawa Toogatay Guddoomoye ku Xogeenkii Maxakamadda Gobolka Oo Sii Carraabayay

Laascaanood (Togaherer) Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood, ee xarunta gobolka Sool, ayaa sheegaya in goor dhaweyd lagu diley  ALLE, ha u naxariistee mid ka mid ah garsoorayaasha maxkamadda degmada Laascaanood .
Waxaa dilkan gaystay dad aan haybtooda aan ilaa hadda la aqoonsan.

Xilligii dilku dhacay waxaa uu marxuunku ku sii jeedey hoygii uu ka degenaa magaaalada Laascaanood, ee xarunta gobolka Sool.
Ciidamada amaanka ayaa ku hawlan soo qabashada ciddi dilka geysatay.
Wixii warar ah ee ka soo kordha wararkayagaa danbe ayaanu idiinku soo gudbim doona hadii ILLAAHEY yidhaaho.

Advertisement

Ku Xayeysiiso