Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay qaar kamida Ardaydii ka baxday Dugsiga Abaarso, kuwaasoo hadda wax kusoo bartay qaar kamida Jaamacadaha Waddamada dibada sida Canada, USA iyo qaar kamida dalalka Yurub.

Advertisement

Ku Xayeysiiso