Ciidanka Booliska oo 50 Kilo oo ah Xashiishad gacanta ku dhigay

Ciidanka Booliska ayaa todobaadkan gacanta ku soo dhigay 50 Kg oo xashiishad ah oo lagu soo dhex qariyay Laguna soo dhex guray xalwad .

Waxaana ka hadlay taliyaha qaybta Boliska Bariga Hargaysa G/le Muuse Xasan Kaahin

Advertisement

Ku Xayeysiiso