Duqa Degmeda Berbera oo qaabilay Maamulaha Cusub ee Madaarka Caalamiga ah ee Berbera

Maanta oo ay taariikhdu tahay 30.09.2020, maalin arbaco ah, waxa xafiiska maayirka degmada Berbera ka dhacay kulan isbarasho.

Kulan kan isbarasho ayaa waxa is baranaayay Dritan Gjonbalaj oo ah General Manager-ka Berbera Airport iyo sidoo kale Mohamed Lajmi oo isna ah Operation Manager-ka Berbera Airport iyo Guddoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Berbera, Cabdishakuur Maxamed Xasan (Ciddin)

kulankan ayaa nuxurkiisu ahaa isbarasho iyo sidii shaqada loo sii xoojin lahaaa.

Ugu danbayn, kulankan waxa uu ku soo dhammaaday jawi qurux badan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso