Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay hadal Ka Soo Yeedhay Farmaajo

“Shantii Soomaaliyeed inay midoobaan reer Somaliland kow bay ka yihiin, laakiin caqliga siyaasiyiinta Xamar jooga iyo 5 madaxeyne ma yahay kii Soomaali isu keeni lahaa?!! Farmaajo waxa aan leeyahay “Ha tilmaamin midnimo waadigii taababka u jaraye”.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka jawaabay hadalkii xalay ee madaxweynaha Somalia

Advertisement

Ku Xayeysiiso