Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo fariintiisi u horeysay soo diray

Farriinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee uu u diray Golaha Shacabka

Villa Somalia

to me
10 hours ago

Details

 

Farriinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee uu u diray Golaha Shacabka

Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiim,

Asalaamu Caleykum Wa raxmatullaahi wa barakaatu

Waxaa farxad ii ah in aan idinla wadaago, in aan si sharaf iyo dareen masuuliyadeed leh aan u aqbalay kalsoonida uu isiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iiguna magacaabay Xilka Ra’iisul Wasaaranimo ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sidaas daraadeed, waxaan doonayaa in aan codka kalsoonida waydiisto Golaha Shacabka, aniga oo rajaynaya in ay isiin doonaan codka kalsoonida, si aan u guto waajibaadkayga.

Advertisement

Ku Xayeysiiso