Dawlad-deegaanka Tigreegu waxay qabatay dhoolatus militeri maalintii shalay kadib markii xubno ka tirsan ciidamada gaarka ah ee
Dawlad-deegaanka Tigreegu ay aadeen wadooyinka Mekelle.
Bananbaxa militariga ayaa yimid laba maalmood kadib markii war ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaa guud ee Itoobiya (HoF) uu uga digayo gobolka Tigrey go’aankiisa ku saabsan qabashada doorashada gobolka.
Dhaqdhaqaayadu kuma koobna Dawlad-deegaanka Tigreegu ee waxaa isana kasoconaayaa Dawlad-deegaanka oromiya oo isugusoo baxey wadooyinka gala magaalooyinka waaweyn waxaaney ku jareey jiridawaaweyn iyo dhagaxaan

Advertisement

Ku Xayeysiiso