Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Jooga Magaalada Burco Ee Xaaruunta Gobalka Togdheer Ayaa Maamulka Cusbitaalka Iyo Madaxda Gobalka Ku Wareejiyay Mishiinka Sameeya Neefta (Oxygen

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Jooga Magaalada Burco Ee Xaaruunta Gobalka Togdheer Ayaa Maamulka Cusbitaalka Iyo Madaxda Gobalka Ku Wareejiyay Mishiinka Sameeya Neefta (Oxygen)-ta, Mishiinada iyo Aaladaha Sida Degdega Ah Loogu Xaqiijiyo Caafimaadka Dadka Haamaha neefta Kayfdiya.

Agabkan oo noqonaya mid markii ugu horaysay gobalada loo geeyo ayaa ah mid waxwayn katari doona baahiyaha Caafimaad ee gobalada bariga isagok kor uqaadi doona adeega caafimaad ee dalka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso