Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla xaafada Istaad Hawska ee magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla xaafada Istaad Hawska ee magaalada Hargeysa.

Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo inaanuu dabkaasi ku fidin Guryaha kale ee xaafada Istaad hawska kuwaasoo ah Guryo isku raran ah isla markaana ay fududahay inuu dabku iskaga gudbo.

Ma Jirin khasaare nafeed iyo mid dhaawac oo dabkaasi sababay.

Laamaha Amaanka ee Degmada ayaa iyaguna qayb ka ahaa

Advertisement

Ku Xayeysiiso