PM Abiy Ahmed iyo Mayor Ku-xigeenka adis abab Takele Uma ayaa xariga kajarey warsha weyn oo sameysa rootiga Shirkada MIDROC Ethiopia si ay u daahfurto Sheger Baker

Ethiopia: PM Abiy Ahmed iyo Mayor Ku-xigeenka adis abab Takele Uma ayaa xariga kajarey warsha weyn oo sameysa rootiga
Shirkada MIDROC Ethiopia si ay u daahfurto Sheger Bakery, oo ay MIDROC Ethiopia ka dhiseyso Ethiopia oo qiimahiisu yahay 900 milyan oo milyan. Warshadda, oo qaadatay 9 bilood in la dhammaystiro,
Sida lagu wafo waxaa la rajaynayaa in ay soo saarto 80, 000 oo xabafood oo rootiya maalinkastaba mar iyo illaa 2 milyan oo keegaga kaladuwanba
. Kuxigeenka Duqa Magaalada ayaa sheegay in 400 basas la dayactirey isla markaana loo goobood loo diyaariyey oo laga helikaro adis ababa iyo hareereheeda inay noqdaan goobo laga helo rootiga meelo kala duwan oo magaalada ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso