Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 68 Lix qof (6) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa somalilanders. Bukaanadan 5 qof waa rag, 1 qofna waa dumar. Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhax

Khamiis. 25.06.2020 Warbixinta maalinlaha ah.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 68

Lix qof (6) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa somalilanders. Bukaanadan 5 qof waa rag, 1 qofna waa dumar.
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(20jir ilaa 29jir = 3 qof)
(30jir ilaa 39jir = 2 qof)
(40jir ilaa 49jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 5 qof iyo Ceerigaabo oo ah 1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 8 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Lix iyo Konton (156).

#Facebook
https://www.facebook.com/Wasaaradda-Horumarinta-Caafimaadka-JSL-103133851197165/

#Website
https://somalilandcovid19.com/

#Twitter
https://twitter.com/SomalilandMoco

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

Advertisement

Ku Xayeysiiso